SI SENIOR BOBBY FIRMINO

 ♦Bishii February, Bobby Firmino waxaa laga saaray kooxda Al-Ahli ee horyaalka Pro League ee Sacuudiga sababo la xiriira sharciyada Cayaarayahan ayaana messha looga Saaray ay isku wadan yihiin Galeno👀


♦3/May Bobby Firmino ayaa kooxda Al-Ahli gacanta u galiyey AFC Champions League waxaana loo magacaabay ciyaartoyga tartanka ugu fiicna.🇧🇷


♦Sido kale dhamaan Tartanku intuu socday wuxuu dhalinayey goolal,Wuuna Caawinayey ⚽🎯


Roberto Firmino Liverpool way u xiistay,😏


Congratulations one red Always red Roberto🔥🔴👏


Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

OFFICIAL: Cristiano Ronaldo Jr. named in Portugal U15 national team squad

Jimicsi Fudud oo Guriga Lagu Sameeyo – 7 Talaabo oo Kugu Filan Inaad Jir Dhisato

KARMA